Sale!

NAFTAYDAAY IMAQAL

Free

Halkaan ka degso

Category:

Description

HORDHAC
hubaal qofwalba oo inaga mid a wuxu
leeyahay hab nololeed isaga ugaar ah balse
waxa jira waxyabo aanka simanahy oo si
iskumid ah inagu dhaca inagoo anan
garanayn sababaha ay waxasi ku yimadan
hadana badana waxan nahy kuwo ku
qanacsan sheeyada,
oo waxa nahay kuwo qadarta rumaysan.
alle ayay mahad usugnatay oo inaga
dhigay kuwo muslimiin ah lakiin hadadba
rumaysneen qadarta muslimnimadadu
faaiido malahan.
Ugu horeen buugan yar waxan ugu hadli
doona waxyabo malinkasta si joogto ah
inagu dhaca inagoo aanan garanayn
sababeheeda.
Balse waxa jira waxyabo aan awoodno inan
kahor tagno oo aan joojino kuwaso
nafafkeena dhibateeya mararka qaar,
[4]
Asliyan ba dhaliinteena waxa jira sheeyo
aad dhibato ugu ah balse anay isku dayin
xata inay waxyar kahortagaan.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “NAFTAYDAAY IMAQAL”

Your email address will not be published. Required fields are marked *